
Muuqaal Video ah oo ay soo saartay mu’asasada Alkataa’ib garabka warbaahineed ee Al Shabaab ayaa lagusoo bandhigay khasaaraha culus ee ciidanka dowladda kasoo gaaray weerarkii deegaanja Masagawaay.
Inta muuqaalku uu socdo ayaa ladaawanayaa dagaalyahannada jihaadiga ah oo gummaad kala kordhacaya ciidankii dowladda ee lagusoo tababaray dalka Eritrea.
Xadan been kama sheexo
Shabaabna baas kama daayo
Bulshaduna waa kuwareertay
Barqaa looga xayuubshay
Bacaad kii masagawaay
Badwayntii dhinaceeda
Barbaartii kudhamaatay
Baqo way tahli waday
Markii buunku kuyeeray
Baw ayey kudheheen
Balaayaase haleeshoo
Baxsan maysid dhahdoo
Ciidan kii waa labaduugay