HomeAll newsAl-kata'ib oo Mar Dhow Soo Gudbineysa Muuqaalka Dagaalkii Masagawaay.

Al-kata’ib oo Mar Dhow Soo Gudbineysa Muuqaalka Dagaalkii Masagawaay.

Mu’asasada Al-kata’ib oo ah garabka warbaahineed ee Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa goor dhow ballan qaaday iney baahineyso muuqaal ay ka diyaarisay dagaalkii Masagawaay.

DF waxay beenisay in ciidamadeeda lagu laayay dagaalkaas islamarkaana gaadiid looga qaatay, haddaba muxuu filimku soo bandhigi doonaa? aan ka dhur sugno inta uu kasoo baxayo insha’allah.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular