HomeAll newsDhageyso: In Ka Badan 20 Askari Oo Kenya Dhimasho Iyo Dhaawac Kaga...

Dhageyso: In Ka Badan 20 Askari Oo Kenya Dhimasho Iyo Dhaawac Kaga Noqday Qaraxyo Ka Dhacay Mandheera & Lamu.

Xogo dheeraad ah ayaa laga helayaa qaraxyo xooggan oo shalay ka kala dhacay goballada Lamu iyo Mandheera oo kamid ah dhulalka Muslimiinta ee ku hoos jira dowladda Kenya.

Qaraxyadaan oo 2 ahaa ayaa waxaa lagu dilay 7 askari, halka ay ku dhaawacmeen 17 kale, waxaana sidoo kale lagu gubay 2 gaari oo kala ah Taaw iyo BG.

Halkaan Ka Dhageyso Faahfaahin Ku Aaddan Qaraxyada.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular