Barnaamijka Dhacdooyinka Dunida waa barnaamij maalinle ah oo ka baxa Idaacadda islaamiga ah ee Al-Furqaan, marka laga reebo maalinta Jimcaha, waxaana lagu soo gudbiyaa dhacdooyinka ka taagan caalamka gaar ahaan dunida Islaamka.
Halkaan Ka Dhageyso Barnaamijka Dhacdooyinka Dunida 04-06-2023
Allho akbar allaaho akbar
Hadaan nahay qurba jogta aad ayad nooga farxisen wlalaha radio alfurqa
Jzaaka allaha kheer