HomeAll newsDaawo Hordhaca Filimka Buulomareer oo Uu Sh/Abuu Cubeyda Kasoo Muuqdo.

Daawo Hordhaca Filimka Buulomareer oo Uu Sh/Abuu Cubeyda Kasoo Muuqdo.

Mu’asasada Al-kata’ib oo ah garabka warbaahineed ee Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa baahisay hordhaca muuqaal cusub oo ay ka diyaarisay weerarkii Buulomareer ee lagu laayay ciidankii Uganda.

Muuqaalkan oo ah mid kooban ayaa waxaa ku jira amiirka XSHM Sheekh Axmad Cumar Abuu Cubeyda oo khudbad guubaabo diineed ah u jeedinaya ciidamada, lana galaya beycat-almowt.

Madaxweynaha dalka Uganda ayaa sheegay maanta in dagaalkii Buulomareer looga dilay 54 askari, hase ahaateen waxaa xaqiiqda dhimashada laga ogaan doonaa filimka ay soo wado Al-kataa’ib.

Halkan Ka Degso Muuqaalka Goosgooska Ah– Coming Soon

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular