HomeAll newsDiiradda Jimcaha oo Lagu Falanqeeyay Weeraradii Buulomareer & Masagawaay.

Diiradda Jimcaha oo Lagu Falanqeeyay Weeraradii Buulomareer & Masagawaay.

Dhageystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.

Halkan waxaan idiin kugu soo gudbineynaa barnaamijka Diiradda Jimcaha oo todobaadkiiba maanta oo kale aad ka dhageystaan warbaahinta islaamiga ah ee Al-furqaan iyadoo lagu soo qaato mawaadiic muhim ah lagana qeyb galiyo dad ku haboon.

Diiradda Jimcaha waxaa maanta looga hadlay weeraradii waaweynaa ee ka kala dhacay Buulomareer iyo Masagawaay oo ka kala tirsan Galgaduud iyo Sh/hoose. Weerarkii Buulomareer ayaa lagu soo afjaray ciidamadii Uganda ee halkaa joogay , halka weerarkii Masagawaay cagta lagu mariyay xero ay dagganaayeen askarta DF ee lagu soo tababaray Eratariya.

Halkan Ka Degso Diiradda Jimcaha 02-06-2023

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular