HomeAll newsJawaasiis lagu dilay Buulo Fullaay

Jawaasiis lagu dilay Buulo Fullaay

Fagaarayaal ayay dadku isugu yimaadaan marka ay dhacayaan xukunnada Xuduuda ah.

5 Jawaasiis ah ayaa Xalay Galab lagu dilay Fagaare ku yaal Magaalada Buulo fullaay ee Gobalka Baay kadib Markii Maxkamadu ku hashay in ay la shaqeynayeen Sirdoonka Maraykanka.

Jawaasiistaan ayaa qirtay Falka lagu soo eedeeyay sida Qaadigu sheegay iyagoo qaarkoodna ka dambeeyay duqeymo Dad Muslimiin ah lagu beegsaday kuwaasoo qaarkood la dilay.

dad fara badan ayaa isugu yimid fagaaraha lagu dilay Jawaasiistaan oo mudda ku jiray Gacanta Xarakada Shabaabul Mujaahidiin.

Halkaan ka dhegeyso codka Qaadiga oo Jawaasiis Xukunkooda ka hadlaya.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular