Musasada Alkataaib oo ah Garabka Warbaahineed ee Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa Xalay Baahisay Sawirada Dagaalkii Shalay ka dhacay Masaga waay oo ka tirsan Gobalka Galgaduud kaasoo lagu dilay askar badan oo ka tirsanaa Dowladdda Federaalka.
Ciidamada Alshabaab aya Dagaalka ku qabtay Ciidamo ka tirsanaa Dowladda Federaalka ah kuwaasoo iminka ay Maxaabiis ahaan u haystaan.
Halkaan ka Dhageyso Warbixinta Khasaaraha kordhay iyo Sawirada la baahiyay