idaacadda Alfurqaan waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Maanta waa Talaado Taariikhda hijriguna waxay ku asteysan tahay 09-11-1444, oo ku beegan 29-05-2023, Warka Subaxnimo waxaa soo jeedinaya Cabdisamad Cabdullaahi.