HomeAll newsDhimashada Askarta Uganda Ee Buulomareer Oo Kor U Dhaaftay 200. (Bayaan)

Dhimashada Askarta Uganda Ee Buulomareer Oo Kor U Dhaaftay 200. (Bayaan)

Hogaanka sare ee Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa bayaan kasoo saaray weerarkii jimcihii lasoo dhaafay lagu soo afjaray ciidamadii Uganda ee heystay Buulomareer.

Sheekh Mahad Warsame Abuu C/raxmaan oo kamid ah mas’uuliyiinta Xarakada ayaa bayaanka qodobo muhiim ah oo ay kamid yihiin ujeedada weerarkan, khasaaraha iyo farriimo kala duwan oo xasaasi ah.

Bayaanka ayaa kusoo baxay afar luqadood oo kala ah Soomaali, Carabi, Ingiriis iyo Sawaaxili.

Halkan Ka Degso Bayaan Kasoo Baxay Hoggaanka Sare – Buulo-Mareer

HOOS KALA DEG BAYAANKA OO PDF AH DHOWR LUQADOOD

Halkan Kala Deg Bayaanka oo Soomaali Ah

Halkan Kala Deg Bayaanka oo Carabi Ah

Halkan Kala Deg Bayaanka oo Engilish Ah

Halkan Kala Deg Bayaanka oo Sawaaxili Ah

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular