HomeAll newsSawirro: Wixii Maanta Ciidanka Uganda Ku Qabsaday Buulomareer.

Sawirro: Wixii Maanta Ciidanka Uganda Ku Qabsaday Buulomareer.

Khasaare xooggan ayaa ciidanka Uganda kasoo gaaray dagaalkii cuslaa ee saaka lagu qaaday xeradii ay ku lahaayeen degmada Buulomareer ee gobolka Sh/hoose.

Mu’asasada Al-kataa’ib oo ah garabka warbaahineed ee XSHM ayaa soo bandhigtay sawirro ay kasoo qaaday goobta dagaalka oo si cad kuu tusaya xaqiiqda wixii dhacay, maxaabiis dagaal oo ay gacanta ku dhigeen dagaalyahanada Al-Shabaab iyo gaadiidkii Atmis oo lala wareegay.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular