Idaacadda Alfurqaan waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Maanta waa Arboco Taariikhda hijriguna waxay ku asteysan tahay 04-11-1444, oo ku beegan 24-05-2023, Warka Subaxnimo waxaa soo jeedinaya Cabdisamad Cabdullaahi.
Halkaan Ka Dhageyso Warka Subaxnimo 24 05 2023