Idaacadda Alfurqaan waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Maanta waa Jimco Taariikhda hijriguna waxay ku asteysan tahay 29-10-1444, oo ku beegan 19-05-2023, Warka Subaxnimo waxaa soo jeedinaya Haashim Cabdi Naasir
Halkaan ka dhegeyso War subax 19 05 2023