HomeAll newsDhageyso: Dad Reer-Galbeed Oo Lagu Dilay Weerar Lagu Qaaday Macbad Yuhuuddu Leedahay...

Dhageyso: Dad Reer-Galbeed Oo Lagu Dilay Weerar Lagu Qaaday Macbad Yuhuuddu Leedahay Oo Ku Yaalla Tuunis.

Xogo dheeraad ah ayaa laga helayaa weerar lagu qaaday Macbad ay Yuhuuddu leedahay oo ku yaalla dalka Tuunis ee dhaca woqooyiga qaaradda Africa.

Ugu yaraan 4 ruux ayaa lagu dilay weerarkaan, kuwaas oo 2 kamid ah ay ajaanib yihiin, midkood ayaana kasoo jeeda dalka Faransiiska, halka ay weerarkaan ku dhaawacmeen 9 kale.

Halkaan Ka Dhageyso Warbixin Macbad Ay Yuhuuddu Leeyihiin Oo Lagu Weeraray Tuunus.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular