Maanta Waa Jimco Taariikhda hijriguna waxay ku asteysan tahay 15-10-1444, oo ku beegan 05-05-2023, kusoo dhawaada Barnaamijka Diirada Jimcaha oo maanta lagu falanqeeyay Kulankii Su’aallo weydiinta ahaa ee uu martida ku ahaa Xasan sheikh.
Barnaamijka ayaa aad loogu lafa guray oo nuxurkooda la ifiyay waxyaabihii uu ka hadlay madaxweynaha.
Waxaa ka qeybgalay oo aan aad ugu mahac celineynaa Aqoonyahan Ibnu Muflix iyo Falanqeeyaha Arrimaha Caalamul islaami ah Cabdi Muude iyo Nabad doon Cabdullaahi Axmed Kufridiid,waxaana soo jeediyay Maxamed Daahir.