Idaacadda Alfurqaan waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Maanta waa Talaado Taariikhda hijriguna waxay ku asteysan tahay 05-10-1444, oo ku beegan 25-04-2023, Warka Subaxnimo waxaa soo jeedinaya Cabdisamad Cabdullaahi.