HomeAll newsDaawo: Alkata'ib oo Filim kasoo saartay dagaalkii Galcad ee ciidanka Danab lagu...

Daawo: Alkata’ib oo Filim kasoo saartay dagaalkii Galcad ee ciidanka Danab lagu laayay.

Mu’asasada Alkata’ib garabka warbaahineed ee Xarakada Al Shabaab ayaa filim kasoo saartay dagaalkii cuslaa ee bilo ka hor ka dhacay degmada Galcad.

Fulimka oo ladaawan karo wax ka badan hal saac ayaa lagusoo bandhigayaa khasaaraha lixaadka leh ee dagaalka lagu gaarsiiyay ciidamada Bangarafaata ee Mareykanku tababaray.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular