HomeAll newsDaawo Sawirada Degmada Jilib Oo Maanta Si Weyn Looga Ciiday.

Daawo Sawirada Degmada Jilib Oo Maanta Si Weyn Looga Ciiday.

Bulshada ku nool degmada Jilib ee wilaayada Islaaamiga Jubbooyinka ayaa saaka si wayn isugu soo baxay fagaaraha wayn ee Macallin Aadan Xaashi Ceyroow loogu magac daray, fagaarahaasi oo ku caanbaxay salaadaha ciidda iyo fulinta xuduudaha sharciga ah.

Sheekh Max’med Abuu Cabdalla waalliga wilaayada Jubbooyinka ayaa salaadii Ciidda kadib jeediyay khubadda ciidda isagoo kusoo hadal qaaday dagaalka lagula jiro ciidamada shisheeye ee soomaaliya kusoo duulay

Kumanaan katirsan shacabka magaalada Jilib ayaa maanta si heer sare ah ugu dabaal degay munaabsadda Ciidul fidri Mubaarak, carruur iyo haween iyo dad waayeelo ah ayaa lagu arkayay fagaaraha magaaladaasi kuwaas oo wijiyadoodu ay ka muuqatay farxadda munaasabadda Ciida aawgeed.

Hoos Ka Daawo Sawiradda.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular