Degmada Jamaame oo kamid ah Wilaayaada islaamiga ah Jubooyinka waxaa maanta oo ku beegan maalinta koowaad ee Ciidul Fidril-Mubaarak looga ciiday si weyn.
Dadweyne fara badan oo isaga kala yimid gudaha degmada iyo toolooyinka ku hareereesan ayaa soo buux dhaafiyay fagaarihii lagu tukanayay salaadda ciidda.
Waa guulaysateen. Fadligii baa idin kamuuqda. Xalanka towxiid ayaa idin ka dulbabana rabi baa idin siiyey. Muqdisho sanamyo ayaa ka taagan. Dulinimo ayaa kamuuqata iyo dimoqraada.