HomeAll newsSidee Looga Ciiday Deegaanka Kuunyo Barrow Ee Shabeellaha Hoose. (Sawirro)

Sidee Looga Ciiday Deegaanka Kuunyo Barrow Ee Shabeellaha Hoose. (Sawirro)

Degaanka Kuunyo Barrow ee wilaayada Shabeellaha Hoose waxaa maanta looga ciiday si aad iyo aad u heer sarreysa iyadoo boqollaal dadweyne ah ay salaadda Ciidda ku tukadeen musalle weyn oo ku yaalla  deegaanka..

Dadka oo ku labisnaa dhar qurxoon ayaa muujiyay shacaa’irta waxaana ay dhageysteen khudbadda ciida oo dhinacyo kala duwan taabanaysay.

HOOS KA DAAWO SAWIRRADA

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular