HomeAll newsku dhawaad 18 askeri oo ugandheys ah dhimasho iyo dhaawac ku noqday...

ku dhawaad 18 askeri oo ugandheys ah dhimasho iyo dhaawac ku noqday dagaal Shalay shabeelaha hoose ka dhacay.

Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa dagaal Shalay ka dhacay Gobalka Shabeelaha hoose kaaso Ciidamada Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ay la beegsatay  Ciidamada Uganda qaarkood oo Sahay u waday Ugandheys kale oo Janaale ku go’doonsan.

ugu yaraantii 9 askeri oo Ciidamada Uganda ayaa la xaqiijyay in Dagaalka ay ku naf waayeen isla markaana ay ku dhaawacmeen 8 askeri oo kale.taa oo isu geyn tirada dhimashada iyo dhaawaca ka dhegeysa 17 asjeri.

xogtu waxay sheegaysaa in hal askeri oo Ugandheys ah weli la la’yahay Meel uu Jaan iyo Cirib dhigay isla markaana waxaa Ciidamadaan Shisheeye laga gubay Afar Gaari oo nooca Gaashaam ee Taawga loo yaqaan ah,

Waxaa jiray Dagaal kale oo qabsaday Ciidamada Dowladda Federaalka ah oo isku dayay in ay Ugandheyska u soo gurmadaan.

Halkaan ka dhegeyso warrbixinta Dagaalka Shabeelaha hoose

RELATED ARTICLES

1 COMMENT

  1. Marka gaal ladilo waan farxaa gooriyo ayaane
    Guulaysta waad gaabiseen guud ahaan cadawe
    Gacal iyo sokeeyiyo manihin gaal xigaal jiraye
    Waa gawrac waxay naga mutaan gano balaar tiiye
    Gafuur dibile garac dool kuyimid geeri waa mudane
    Godka lagu cadaab ciidabada kuma gam,aayaane
    Geesh kii islaam kaa cuniyo garabki tawxiide
    Gacal tooyo nama ay dhex taal gaalo abid keene
    Gawraca shabaabow kufriga waad gagabiseene
    Garacyada ssliibiga watiyo murtadka gees taagan
    Labaduba gumaad weeye iyo gawrac ugu jiide
    Galad iyo inaad libin hesheen gaadhay dunidiiye
    Guulaysta gacal aan jeclahay oo gobaad tiine
    Gam kasiiya garacyada xunee gaabso laga waayey
    Rabi haydin gargaaroo haydin gacan siiyo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular