Meel waliba oo aad joogtaan waxaan idin leennahay Ramadaan Mubaarak, Waxaad ksuoo dhawaataan qeybta 13-aad xalaqaad taxane ah oo ciwaankoodu yahay “Bil Qur’aani Naxyaa” oo uu soo jeedinayo Dr-Iyad Quneybi oo kamid ah culimada Muslimiinta.
Xalqaadkaan oo ku baxaya luqadda Carabiga ayaan idinkugu soo gudbineynaa tarjamada Soomaaliga, ciwaanka Xalqada 13-aad ayaana ah “Waaba Iyagoo Dhis La Isku Dhajiyay Oo Kale Ah”
Halkaan Ka Dhageyso Bil Qur’aani Naxyaa Q-13aad Dr-Iyad Qunaibi.MP3