HomeAll newsDhageyso: Tarjamada Xalqada 06-Aad Taxane Ciwaankoodu Yahay “Bil Qur’aani Naxyaa”.

Dhageyso: Tarjamada Xalqada 06-Aad Taxane Ciwaankoodu Yahay “Bil Qur’aani Naxyaa”.

Meel waliba oo aad joogtaan waxaan idin leennahay Ramadaan Mubaarak, Waxaad ksuoo dhawaataan qeybta 6-aad xalaqaad taxane ah oo ciwaankoodu yahay “Bil Qur’aani Naxyaa” oo uu soo jeedinayo Dr-Iyad Quneybi oo kamid ah culimada Muslimiinta.

Xalqaadkaan oo ku baxaya luqadda Carabiga ayaan idinkugu soo gudbineynaa tarjamada Soomaaliga, ciwaanka Xalqada 6-aad ayaana ah “Maxaynu U Ilmeyn La’nahay Markii Aan Aqrineyno Qur’aanka”

Halkaan Ka Dhegeyso Bil Qur’aani Naxyaa Q-6aad Dr-Iyad Qunaibi.mp3

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular