HomeAll newsDhegeyso Weeraro ay qaadeen Ciidamda Xarakada Shabaabul Mujaahidiin

Dhegeyso Weeraro ay qaadeen Ciidamda Xarakada Shabaabul Mujaahidiin

Ciidamada Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa saaka Madafiic la beegsaday Fariisin Ciidamada Dowladda Federaalku ku leeyihiin  duleedka Magaalada Awdheegle ee Gobalka Shabeelaha hoose.

dhinaca kale Xalay Ciidamada Xarakada Shbabaul Mujaahidiin waxay weerar ku ekeeyeen Ciidamada ku sugnaa Dhismaha Warsame indhool ee wadada warshahada ee Muqdisho Ciidankaas oo ka tirsan isla Dowladda federaalka ah.

 

Dhinaca kale Shalay howlgal ka dhacya Muqdisho Ciidamada Alshabab waxa ay ku dileen Cali Cumar Carraale oo ka mid ahaa abaabulayaasha Mooryaanta Shabeelaha dhexe ee ka qayb qaatay Dagaalka ka dhanka ah ku dhaqanka Shareecada Islaamka.

Halkaan ka dhegeyso Warbixinta weerarada

RELATED ARTICLES

1 COMMENT

  1. Malezanawe waa seexan waayay markii maxaakiimtu qabsadeen muqdisho.maalintaa alshabab majirin. Wiilasha soomaliyeed waa u cadaatay waxa lagu hayto inay tahay shareecada. Maalintaa ayaa nin diinlahaa jihaad aaday
    Maalintaa ayaa ninkii suubaanaha rumeeyey duurka galay.maanta waa dawlad fiican kadhaqaale leh ka xoog badan mxaa kiimtii. Maanta ninka shareecada aaminsan iyo ninka diintiisii dollar siistay waa kala cadahay. Ethiopia soomali khaa in ah ayey haysataa.lakin raggii dalka lahaa maalintii hore adag. Mooryan ciidan, macawislay, suufiyo, wadaad xume, Ethiopia, Kenya, Burundi, maraykan, ugandha, waxa isu keenay oo dagaalka soo galiyey waa shaydaan. Kolay xaqq maaha.waxa ay alshaab uga adkaan waayeen waa xaqqa. Ninkii in yar oo iimaana leh waa arkaa. Ethiopia hadday kunooshahay tuugsi. Alshaabna waxay ku nooshahay qaniimo.
    Ethiopia iyo xasan sheekh iyo maraykan iyo xitaa ugandha Burundi iyo kenya dagaal Gali mayaan laakiin wiilasha soomaaliyeed ayey soo siin hub iyo gaadiid. Alshabab waa qaniimo hor leh awalbuu dhargay
    Maxay gawaari ka fourteen ragii waday. Dhaaxay mid Muslim sheeegta oo gaal soo diray dileen.
    Waxaa yaab ah gaalka shareecada mxaa laga siiyaa.
    Waa cadaalada shareecada ee uusan heli karin iyo yahuuda oo farta ugu soo fiiqaysa waxa uusan kaseexan Karin. markaan Ethiopia
    Waa bas hadday jabto soomaalia soo hawaysan mayso.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular