HomeAll newsDhageyso Qeybta 04-Aad Barnaamijka (Shirqoolka Gaalada)

Dhageyso Qeybta 04-Aad Barnaamijka (Shirqoolka Gaalada)

Warbaahinta Islaamiga ee Al-furqaan oo bil walba oo Ramadaan ah baahisa barnaamij Taariikheed ayaa waxay halkaan idinkugu soo baahineysaa barnaamij cusub oo taxane ah kuna saabsan “Shirqoolka Gaalada”.

Barnaamijka oo inoo socon doona inta lagu guda jiro soonka ayaa wuxuu soo bandhigayaa macluumaad badan oo ku aaddan Shirqoolka Gaalada, Barnaamijkaan oo ka kooban 24 qeybood ayaa xambaarsan muhiimad gaar ah, maadaama aanu joogno xilli ay dhagaraha gaaladu kusii baahayaan wadamada Muslimiinta, gaar ahaan Soomaaliya.

Halkaan Ka Dhageyso Barnaamijka Shirqoolka Gaalada (04)

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular