Cilmiga Sharciga ah ayaa si weyn looga bartaa wilaayaadka Soomaaliya,waxaana ku sharfoon kuwa wax bara iyo kuwa barta.
Qofka Cilmiga sharciga Baranaya ayaa Looga baahanyahay inuu niyada ku hayo dhowr qodob si uu ugu liibaano cilmiga aduun iyo Aakhiro.
Sheekh Fuaad Maxamed Khalaf oo kamid ah Culimada diinta islaamka ayaa jeediyay kalimad uu kaga hadlay Fadliga Cilimiga iyo waxa laga rabo qofka Baranaya inuu niyada ku hayo.