HomeAll newsDhageyso: 30 Askari oo dhimasho iyo dhaawac ku noqday Dagaal Shabeelaha dhexe...

Dhageyso: 30 Askari oo dhimasho iyo dhaawac ku noqday Dagaal Shabeelaha dhexe ka dhacay

daarunicma 30 Askari oo ka tirsanaa Dowlada Federaalka ah ayaa dhimasho iyo dhaawac ku noqday weerar  saaka lagula jermaaday fariisin oo ku taal  Degaanka Daaru-Nicma ee Gobalka Sh-dhexe.

Ciiidamaa Alshaabab ayaa weerarka qaaday waxaana la xaqiijiyay in 20 askeri oo Federaalka ka tirsanaa la dilay sidoo kalena 10 kale ay dhaawacmeen.

laab gaari ayaa la xaqiijyay in fariisinka Ciidanka lagu gubay geesta kalena Alshabab waxay horay u soo qaateen saanad ciidan oo ay lahaayeen kuwa la soo weeraray..

Halkaan ka dhegeyso War bixin ka hadlee dagaalka saaka Daaru nicma ka dhacay

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular