Dhageystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran idaacadda Alfurqaan waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Caawa waa habeennimo Arbaco ah, Taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 23-Shacbaan-1444H. oo waafaqsan 14-03-2023, Dhuuxa waxaa soo Jeedinaya Maxamad Daahir.
Halkan ka dhageyso Barnaamijka Dhuuxa Waraysiyada 14 03 2023