Dhageystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran idaacadda Alfurqaan waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Caawa waa habeennimo Isniin ah, Taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 21-Shacbaan-1444H. oo waafaqsan 12-03-2023, Dhuuxa waxaa soo Jeedinaya Maxamad Daahir.