HomeAll newsDhageyso Dardaaranka Naftiihurihii 3-aad ee Kamid Ah Raggii Fuliyay Weerarkii Degmada C/Casiis.

Dhageyso Dardaaranka Naftiihurihii 3-aad ee Kamid Ah Raggii Fuliyay Weerarkii Degmada C/Casiis.

Idaacadda Islaamiga ah ee Al-Andalus kuna hadasha afka XSHM ayaa caawa baahisay inqimaasigii 3-aad ee kamid ah raggii fuliyay weerarkii lagu dhaawac tiray maleeshiyaadka Macawiisleyda ee dhawaan ka dhacay degmada C/casiis ee magaalada Muqdisho.

Istish-haadi Jamaal Xerow Aadan (Cazzaam) oo ku dhashay gobolka Bakool ayaa dardaaranka lagu duubay si cad ugu sheegay in uu weerar ku yahay xarunta lagu dabiibayay maleeshiyaatka Macawisleyda ah. wuxuuna tilmaamay in howgalkoodu uu daaran yahay dhameystirka wixii dhaawac ah ee halkaasi ku sugan.

Warsaxaafeed kasoo baxay Shabaabul Mujaahidiin xiligii uu howlgalka socday ayaa lagu xaqiijiyay in werarkaas lagu dhaawac tiray 79 xubnood oo isugu jiray horjoogeyaal iyo maleeshiyaat kale.

Halkaan ka dhageyso dardaaranka Jamaal Xerow Aadan (Cazzaam).

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular