HomeAll newsAl-Shabaab Oo Madaafiic Ku Weeraray Xarunta Booliska Ee Gobolka Banaadir.

Al-Shabaab Oo Madaafiic Ku Weeraray Xarunta Booliska Ee Gobolka Banaadir.

Ciidamada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa maanta weerar madaafiic ah ku qaaday xarunta Booliska Gobalka Banaadir ee magaalada Muqdisho..

Madaafiicda ayaa ku dhacday gudaha xarunta, halka sidoo kalana madaafiicda qaarkood ay ku dhaceen Bar kontarol oo laga ilaaliyo xaruntaasi.

Waxaa jira khasaaro isku jira dhimasho iyo dhaawac oo soo gaaray ciidanka Booliska ee ku sugnaa xarunta la weeraray.

Laso wixii faahfaahin dheeraad ee ka soo kordha weerarkaan Insha’Allaah.

RELATED ARTICLES

1 COMMENT

  1. Booliisku makuwii daawanayey maalintii latoogtay wadaada.
    Bolisku makuwii xijaabka ladagalami jiray.
    Boliisku ma kuwii xirxir jiay dugsiga quraanka. Wax Allah iyo rasuulkiisa aminsan manoqdaan bolis.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular