HomeAll newsDaawo Sawirada Meydadka Askartii Laga Keenay Eritrea Ee Dhawaan Lagu Laayay Sh/dhexe....

Daawo Sawirada Meydadka Askartii Laga Keenay Eritrea Ee Dhawaan Lagu Laayay Sh/dhexe. .

Maktabka warfaafinta ee Xarakada Al-Shabaab ayaa baahiyay sawirada meydadka qaar kamid ah askarta DF ee dhawaan lagu laayey kamiin ka dhacay degaanka Daaru-Nicma ee gobolka Shabeellada Dhexe.

Sawirada waxaa lagu arkayaa meydadka askartii dhawaan laga keenay dalka Eritrea oo bilqan goobtii kamiinka lagula beegsaday, kuwaas oo laga toogtay qeybaha sare ee jirta.

Kamiin-kaan oo ka dhacay 19-kii bishaan ayaa lagu dilay 29 askari oo uu ku jiray taliyihii hogaaminayey sida lagu xaqiijiyay warsaxaafeed xiligaa ka soo baxay Shabaabul Mujaahidiin.

Halkaan Ka Degso Sawirada oo rar ah.

Ama Hoos Ka Daawo

RELATED ARTICLES

1 COMMENT

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular