HomeAll newsHowlgallo Lagu Bur Buriyay Shabakad Ka Ganacsata Daroogada Oo Goordhaw Ka Dhacay...

Howlgallo Lagu Bur Buriyay Shabakad Ka Ganacsata Daroogada Oo Goordhaw Ka Dhacay Muqdisho.

Ciidamada Mujaahidiintu waxey caawa beegsadeen 3 gooboob oo lagu iibinayay daroogada nuucyadeeda kala duwan kuwaasi oo ku wada yaalay degmada Yaaqshiid.

Goobta kowaad waxey ku taalay isgoyska Fagax waxaana lagu iibinayay daroogo kala duwan, Waxey goobtan Mujaahidiintu ku dileen 3 nin oo isugu jirtay milkiilihii goobta iyo raggii goobta uga shaqeynayay kuwaasi oo kala ah.

1-Cabdi Fitaax oo ahaa Milkiilihii goobta la weeraray.

2-Cabdi Majiid Carab.

3-Asad.

Goobta Labaad waxey ku taalaa isla isgoyska Fagax ee degmada Yaaqshiid waxaa goobtan lagu iibinayay daroogada nuucyadeeda kala duwan, Waxaa goobtan lagu dilay milkiilihii goobta iska lahaa oo lagu magacaabi jiray Cabdi Llaahi waxaana la dhaawacay nin goobta kala shaqeynayay.

Labada goobood ee ku taalay isgosyska Fagax waxaa si joogta ah habeen iyo maalin daroogada uga qaadi jiray mootooyin fara badan kuwaasi oo daroogada geyn jiray hoteelada iyo goobaha kale ee lagu tunta.

Goobta Saddex-aad waxey ku taalaa xaafada Siisii ee degmada Yaaqshiid goobtan qarax ayaa lala beegsaday.

Caawa Howlgalkan markii ay Mujaahidiintu ka fuliyeen isgoyska Fagax waxaa albaabada la isugu dhuftay 12 goobood oo lagu iibin jiray laguna keydin jiray daroogada nuucyadeeda kala duwan kuna wada yaala isgoyska Fagax kuwaasi oo markii ay indhaha saareen meydadka rag ka mid ahaa kuwa hormuudka uga ah daroogada oo lagu dilay goobtii daroogada ay ku iibinayeen ayey cabsi awgeed iyaguna caawa goobahoodii daroogada iska xiraan kana carareen.

RELATED ARTICLES

1 COMMENT

  1. Asc halkan ka salamay walalaha Mujaahidiinta meel walbo ay joogaan ba waxaan u direeya habalyo Duco dardaarin talo intaas oo dhan Ayaan u direeya.

    Nimankaan ee loogu yeero Cayaal weero, mahan cayaal ee waa gaalo mad madoow Mujaahidiinta waxaan leeyahay kheeyr badan Alle hadiin siiyee naxariis ha u sameynina nimankaan ee Daroogada reer weero Hoteelda lagu tunto waliba kuwaa ku yaala leedo si gooni ah xooga haloo saaro hadii ay suura galtahay dil kuba qarxiy
    Ilaa ay Diinta Alle kor ahaato annagana Ducada iyo Alle bariga ayaan soo direeynaa hee

    Jazaakhumu Allaahu kheyran.

    Wabillaahi toowfiiq wax.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular