HomeAll newsDhageyso Warbixin Cinwaan Looga Dhigay: "Dawarsi Mise Dalxiis".

Dhageyso Warbixin Cinwaan Looga Dhigay: “Dawarsi Mise Dalxiis”.

Warbaahinta Islaamiga ah ee Al-Furqaan ayaa warbixin muuqaal ah ka diyaarisay safarada dawarsiga ah ee madaxweynaha DF, Xasan Shiikh Maxamuud uu ku degay dalal badan oo dibada ah.

Warbixinta oo ciwaan looga dhigay “Dawarsi Mise Dalxiis ayaa si gaar ah loogu eegayaa ku dhawaad 20 dalka oo uu Xasan Gurguurte safaro ku tegay, isagoo dacwad ka ah Xarakada Al-Shabaab ee dagaalka xooggan kula jirta dowladiisa iyo shisheehaya dalka ku soo duulay.

Halkaan Ka Dhageyso Warbixinta Oo Uu Soo Jeedinayo Cabdullaahi Soomaali. MP3

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular