HomeAll newsHogaanka Guud Ee Mujaahidiinta Al-Qaacida Oo War Kasoo Saaray Duullaanka Saliibiga Ah...

Hogaanka Guud Ee Mujaahidiinta Al-Qaacida Oo War Kasoo Saaray Duullaanka Saliibiga Ah Ee Lagu Soo Qaaday Wilaayaadka Islaamiga Ah.(Bayaan)

Mu’assasada As-Sxaab garabka warbaahineed ee Mujaahidiinta Tandiimka Al-Qaacida ayaa baahisay, bayaan ciwaan looga dhigay Xamlada Saliibiyadda ah ee lagu soo qaaday dhulka Muslimka ah Soomaaliy, waxaana looga hadlay duullanaadii ugu dambeeyay ee lagu soo qaaday Wilaayaadka islaamiga ah ee ku hoos jira gacanta XSHM, Islamarkaana lagu maamulo shareecada Islaamka, kaas oo ay DF iyo isbaheysiga caalamoga ah ee uu Mareykanku horboodayo ay doonayaan iney ridaan nidaamkaas Islaamiga ah.

Bayaanka oo ku soo baxay luqadaha Carabiga iyo Engalishka ayaa isku dul taag kooban ku sameeyay hadafka laga leeyahay xamladaan saliibiga ah ee ay shisheeyaha iyo kuwa la jira kusoo qaadeen dhulalka lagu maamulo shareecada Islaamka.

Qeybaha hore ee bayaanka waxaa lagu soo cadeeyay in dhagarta uu cadowgu had iyo jeer usoo u maleego umadda Muslimka ah ay tahay mid soo jireen ah, balse dhagartaas ay mar waliba ka hor tagaan mujaahidiinta difaacaya kheraadka iyo dhulalka Muslimiinta ee ay shisheeyaha doonayaan iney boobaan.

Bayaanku waxa uu cadeeyay in muddo qarniyo ah uu soo jiray duullaankaan saliibiga ah ee ka dhanka ah Islaaamka iyo Muslimiinta, balse soo duulayaashu aysan marnaba ku liibaabinin xaqiijinta hadafkooda, islamarkaana ay qal qal galiyaanamniga iyo kala dambeyta ka jirta wilaayaadka islaamiga ah, si kasto oo ay ciidan usoo uruuriyaanna aysan Soomaaliya ka gaari doonin wuxuu aan ka aheyn wixii ay Afghanistan ka gaareen oo kale, caaqibaduna ay ku dambeyn doonto guusha Islaamka iyo ehelkiisa, sidaba uu allaah swt ballan qaaday.

Arrimaha uu bayaanka toosha ku ifiyay waxaa kamid ah in zaman kasta ay safka gaalada soo duushay biiriyaan kooxo innaga naga dhashay, islamarkaana sheeganaya iney msulimiin yihiin, balse ka fog diinta islaamka, kuwaas oo dhulalka Muslimiinta iyo kheyraadkooba beylah uga dhigay shisheeyaha soo duulay, kuna badalayana sandareerto yar oo ah ka helaan asyaadooda.

Shirkii dhawaan ay madaxda Africanka ah islamarkaana ciidamadoodu duullaanka ku Joogaan Soomaliya ku yeesheen magaalada Muqdisho ayuu soo hadal qaaday bayaankaan kasoo baxay hogaanka guud ee Mujaahidiinta Al-Qaacida, wuxuuna bidhaamiyay in tani ay muujineyso fashilka xamlada suhyuu saliibk ah ee lagu soo qaaday dhulkaan muslimka ah ee Soomaaliya, iyo iney ku daweeyaan musasalka faashilka ah iyo dhabar wareenka ay isbahayesigaan saliibiga ah kala kulmeen iney ka tuaqllisaan Islaamka iyo ehelkiisa.

Qeybaha dambe ee bayaanka hogaanka guud ee Mujaahidiinta Al-Qaacida ayaa baaq loogu diray shacabka Muslimka ah ee Soomaaliyeed iyo guud ahaan umadda islaamiga ah waxaana lagu yiri: “Waxaan dhammaan shacabka Muslimka ah ee Soomaaliyeed iyo qabaa’ilkiisa dulmi diidka ah ugu baaqeynaa iney is garabtaagaan wiilashooda Mujaahidiinta ee ay ku garteen ka run sheegidda difaaca dhulka awoowashood, islamarkaana udub dhexaad u ah jaceylka islaamka fidinta cadaallada iyo amniga sarreeya ee ka jira goobaha ay mujaahidiintu muulaan, taas oo ay sii dheer tahay la dagaallanka madaxda dagaal oogayaasha ee faasidiinta ah ee ka ganacsada dhiigga umadda, iyo murtazaqada saliibiyiinta, Waxaan sidoo kale umadda Muslimka ah ugu baaqeynaa iney is garab taagto guud ahaan islaamka iyo ehelkiisa, si gaar ah ciidamada xshm ee ka halgamada soomaaliya iyo geeska Africa” ayaa lasii raaciyay gaba gabada bayaanka kasoo baxay hogaanka guud ee mujaahidiinta Al-Qaacida islamarkaana ay baahisay my’assasada As-Sxaxaab.

Halkaan Ka Dhageyso Xog ku saabsan bayaanka hogaanka sare ee Mujaahidiinta Al-Qaacida.

Hoos Ka Aqriso Bayaanka Oo Dhameystiran:

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular