HomeAll newsFaahfaahin Howlgallo Ka Dhacay Gobollada Koonfurta Soomaaliya (Dhageyso)

Faahfaahin Howlgallo Ka Dhacay Gobollada Koonfurta Soomaaliya (Dhageyso)

Ciidamada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa saacadihii la soo dhaafay waxay howlgallo isugu jira kuwa qorshaysan qarax iyo weeraro toos ah ka fuliyeen gobollada Banaadir, Sh/Hoose, Baay iyo Jubbada Hoose.

Qaar kamid ah Howlgaladan ayaa lagu khaariyay mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Federalka iyo ciidamo kamid ah shisheeyaha duulaanka ku jooga dalka Soomaaliya.

Halkaan Ka Dhageyso Faahfaahinta Howlgalada Shabaabul Mujaahidiin. 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular