Wararka naga soo gaaraya magaalada caasimadda ah ee Muqdisho ayaa sheegaya in goordhow halkaas lagu toogtay sarkaal 3 xidigle ah oo ka tirsana saraakiisha Booliska DF, kaas oo lagu magacaabi jiray Bila Cardoof Colaad Caad (Canjeex).
Rag katirsan Amniyaadka Al-Shabaab ayaa sarkaalkaan ku khaarijiyay howlgal gaar ah oo ay ka fuliyeen degmada Hodan ee gobolka Banaadir, iyagoona horay uga sii qaatay Biskoolad uu ku hubeysnaa.
War kooban oo ka soo baxay Xarakada Al-Shabaab ayaa lagu sheegay in sarkaalkaan uu horay u dilay Mujaahid katirsan Xarakada islamarkaana uu mid kale dhaawacy sidoo kale wuxuu horay u dilay gabar Muslimad ah oo kamid aheyd haweenka Muqdisho.
“Mujaahidiintu muddo ayay sarkaalkaan ku daba jiteen maanta ayuuna Allaah u suura galiyay inay dilaan” ayaa lagu sii daray warka kasoo baxay Shabaabul Mujaahidiin.
Dilka sarkaalkaan ayaa ku soo beegmaya saacado uun ka horay markii ciidamada Mujaahidiintu howgal ay ka fuliyeen degnada Beled-Xaawo ay ku khaarijiyeen Taliyihii Guutada 28-aad ee ciidanka DF, kaas oo lagu magacaabi jiray Col Maxamed Aweys.
Mar hadaysan nabad doonahayn ama danay naynin
Mar hadaysan daan daansigu xuma day naynin
Mar haday dilaayaan nin kay diinu uga muuqan
Dirayskii ibliiskay xidheen daalimiin taase
Daba dhilif intay wada yihiin gaal xun daba jooga
Dawarsiga shisheeyaha marnaba kama ay daalaane
Dookhoodu waa gaal xunoy daacad moodeene
Damiir laawe yaashaa kufriga nagu duqay naaya
Dar xumay waqood gooba yaan diinka laga saarye
Diloo laaya dabinana u dhiga waa dir shaydaane
Dabac iyo ixsaan naguma lahan diinka laga saarye
Dakanada kumaqan waa inaan looba day nayne
Dabar jara kufriga waayagii daacad u ahaaye
“Mar hadaysan daan daansigiyo xumaha day naynin
Mar haday dilaayaan nin kay diin astaan tiile
Dirayskii ibliiskay xidheen daalimiin taase
Daba dhilif intay wada yihiin gaal xun daba jooga
Dawarsiga shisheeyaha marnaba kama ay daalaane
Dookhoodu waa gaal xunoy daacad moodeene
Damiir laawe yaashaa kufriga nagu duqay naaya
Dar xumay waqood gooba yaan diinka laga saarye
Diloo laaya dabinana u dhiga waa dir shaydaane
Dabac iyo ixsaan naguma lahan diinka laga saarye
Dakanada kumaqan waa inaan looba day nayne
Dabar jara kufriga waayagii daacad u ahaaye”