Dhageystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.
Maanta waa Jimco, Taariikhda hijriguna waxay ku asteysan tahay 26-07-1444, oo ku beegan 17-02-2023, Barnaamijka Tarbiyada Caruurta waxaa soo jeedinaya Mahad Cubeyd.
Halkaan Ka Dhegeyso Barnaamijka_Tarbiyada _Caruurta 17 02 2023