HomeAll newsDhageyso Sh/Abuu Muscab oo Faahfaahiyay Dagaaladii Waaweynaa Ee Maanta Dhacay.

Dhageyso Sh/Abuu Muscab oo Faahfaahiyay Dagaaladii Waaweynaa Ee Maanta Dhacay.

Afhayeenka ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa faahfaahin ka bixiyay dagaallo iyo hawlgallo maanta ka dhacay gobollo kala duwan oo ay kamid yihiin Sh/hoose, Hiiraan iyo Jubbada Hoose.

Shirka Jaraa’id ayaa xambaarsan xog badan oo la xariirta khasaaraha dagaalada.

Halkan Ka Degso Shirka Jaraa’id Ee Sh Abuu Muscab

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular