Dhageystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran idaacadda Alfurqaan waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Caawa waa habeennimo Khamiis ah, Taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 25-07-1444, oo waafaqsan 15-02-2023, Dhuuxa waxaa soo Jeedinaya Maxamad Daahir.