HomeAll newsDhageyso Waaliga Mudug oo Ka Warbixiyay Dagaallo Ka Dhacay Nawaaxiga Wisil.

Dhageyso Waaliga Mudug oo Ka Warbixiyay Dagaallo Ka Dhacay Nawaaxiga Wisil.

Sheekh Xassan Abuu Xamsa oo ah waaliga wilaayada Mudug ayaa wareysi uu siiyay warbaahinta islaamiga ah ee Al-furqaan uga warbixiyay dagaallo dhawaan ka dhacay nawaaxiga degaanka Wisil.

Dagaaladan oo u dhaxeeyay ciidamada Al-Shabaab iyo kuwa Danab ee uu Mareykanku barbaarsaday ayaa sababay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac.

Wuxuu faahfaahin ka bixiyay inta uu gaarsiisan yahay khasaaraha, isagoo gunaanadkii wareysiga bogaadiyay weeraradii dhawaanahan dhacayay sida kii Galcad, Sabiid, Ceelbacad iyo kuwii lamidka ahaa, ugu dambeyntiina wuxuu diray baaq ku socda dhinacyo kala duwan.

Halkan Ka Degso Wareysiga waaliga Mudug

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular