Dhageystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran idaacadda Alfurqaan waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Caawa waa habeennimo Talaado ah, Taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 16-07-1444, oo waafaqsan 06-02-2023, Dhuuxa waxaa soo Jeedinaya Maxamad Daahir.