Warbaahinta rasmiga ah ee Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa baahiyay sawirro laga soo qaaday hubkii iyo gaadiidkii DF looga furtay dagaalkii dhawaan ka dhacay degaanka Xawaadley oo u dhow degmada Balcad kaasoo lagu dilay taliyihii watay ciidanka la weeraray oo la oran jiray Abshir Shataqey.
Hoos ka daawo sawirrada.
Barqaa laga dhufsaday saanaday gaalku dhoobeene
Goortii rasaas laysla dhoco oo xabadu dhaw layso
Dhagac bay dhahaanoo baqay dhabarka jeed shaane
Dhakafaare gaaladii saanadaw dhiibay
Dhanqalaasodii lagu dhuftay dhabanka haystaane
Dhito weeye saanaday wataan iyo dhaxal islaam yeesho
Soo dhiiba kafaroy hubkoo siiya waan dhurane