HomeAll newsDhageyso Sh/Yuusuf Kaba Ku-Dukade oo Laga Wareystay Weerarkii Xawaadley.

Dhageyso Sh/Yuusuf Kaba Ku-Dukade oo Laga Wareystay Weerarkii Xawaadley.

Waaliga Wilaayada Sh/dhexe Sheekh Yuusuf Sheekh Ciise (Kabakudukade) ayaa caawa faahfaahin ka bixiyay dagaalkii cuslaa ee ay maanta ciidamadoodu ku qaadeen xero ay askarta DF ku lahaayeen degaanka Xawaadley oo hoos taga degmada Balcad.

Isagoo wareysi gaar ah siinayay Warbaahinta Islaamiga ah ee Al-furqaan ayaa waxa uu sheegay in ay beegsadeen ciidamo dhibaato ka waday degaanka uuna hogaaminayay nin lagu magacaabi jiray Shataqey kaasoo kamid noqday askartii iyo saraakiishii ku baxday dagaalka.

Sheekh Yuusuf ayaa ka warramay micnaha uu sameynayo weerarkan ay maanta ka geysteen meel 60km u jirta Muqdisho iyo xog ku aadan dhimashada saraakiisha DF ee sii kordheysa, ugu dambeyntiina waxa uu diray farriin dhinacyo kala duwan ku wajahan.

Halkan Ka Degso Wareysi Sh Yuusuf Kaba Ku Dukade-

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular