Dhageystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran idaacadda Alfurqaan waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Caawa waa habeennimo Jimco ah, Taariikhda hijriguna ku beegsan tahay 20-06-1444, oo waafaqsan 12-01-2023, Dhuuxa waxaa soo Jeedinaya Maxamad Daahir.