HomeAll newsDaawo Sawirrada Dagaalkii Hilowle-Gaab & Gaadiidkii Ay Al-Shabaab Ka Qabsadeen DF.

Daawo Sawirrada Dagaalkii Hilowle-Gaab & Gaadiidkii Ay Al-Shabaab Ka Qabsadeen DF.

Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa soo bandhigtay sawirrada dagaalkii Jimcihii lasoo dhaafay ka dhacay degaanka Hilowle-Gaab oo hoos taga degmada Ruunirgood ee wilaayada Sh/dhexe.

Sawirrada oo ay baahisay mu’asasada Al-kata’ib oo ah garabka warbaahineed ee Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa waxaa laga arkayaa meydadka ciidamada DF ee dagaalka lagu dilay, gaadiid laga gubay, difaacyadii ay ka carareen, hub laga furtay iyo gaadiid kale oo laga qabsaday.

HOOS KA DAAWO SAWIRRADA HILOWLE-GAAB

RELATED ARTICLES

1 COMMENT

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular