HomeAll newsSheekh Cali Dheere Muxuu Ka Yiri Heshiiska Beesha Saleemaan & Odayaasha Cadaado...

Sheekh Cali Dheere Muxuu Ka Yiri Heshiiska Beesha Saleemaan & Odayaasha Cadaado Lagu Xiray. (Dhageyso)

Afhayeenka Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa qabtay shir jaraa’id kaasoo uu ku faahfaahiyay heshiiskii ay dhawaan Xarakada iyo beesha Saleemaan ku gaareen magaalada Xarardheere ee Wilaayada Mudug.

Wuxuu sheegay in Xarakada Al-Shabaab ay dhaqan galineyso heshiiska kana soo baxayso ballamaha ay la gashay odayaasha dhaqanka, wuxuu dhanka kale ka hadlay falka xariga iyo bahdilka ah ee lagula kacay odayaashii heshiiska soo saxiixay.

Halkan Ka Degso Shirka Jaraa’id Ee Sh Cali Dhere –

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular