HomeAll newsSAWIRRO: Al-Shabaab oo Raashin Ka Qeybiyay Degaan U Dhow Baladweyne.

SAWIRRO: Al-Shabaab oo Raashin Ka Qeybiyay Degaan U Dhow Baladweyne.

Jamciyadda Kheyriga ah ee Al-ixsaan oo hoos tagta Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa raashin u qeybisay qoysaska ku nool degaanka Samatara oo hoos taga Baladweyne.

Raashin qeybintan ayaa qeyb ka ah gurmadka abaaraha oo ay tan iyo sannadkii lasoo dhaafay Xarakadu ka wado inta badan degaanada Bartamaha iyo Koofurta Soomaaliya.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular