HomeAll newsDhageyso: Weerarka Inqimaasiga Ah Ee Ka Socda Madaxtooyada DF Oo Lugaha Lasii...

Dhageyso: Weerarka Inqimaasiga Ah Ee Ka Socda Madaxtooyada DF Oo Lugaha Lasii Galaya Saacaddii 5-aad.

Khasaare baaxad leh oo isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa ka dhashay weerar Inqimaasi ah oo ku billawday Camaliyad Nafhurnimo ah, kaas oo illaa iminka ka soconaya gudaha Madaxtooyada DF.

Weerarka ayaa lugaha lasoo galaya saacaddiisii 5-aad, ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaana ka hortagay illaa 3 isku day oo ay askarta DF ku doonayeen iney kusoo galaan xarunta.

Halkaan Ka Dhageyso Xogihii ugu dambeeyay ee Howlgalka Inqimaasiga ah.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular