Warbaahinta ku hadasha afka Xarakada Al-Shabaab ayaa goor dhow baahisay sawirradii laga soo qaaday dagaalkii cuslaa ee ay shalay dagaalyahannadoodu ku qaadeen degaanka Qaayib oo ka tirsan gobolka Galgaduud, halkaasoo ay askar badan uga dileen ciidanka DF, hub iyo gaadiidna uga soo furteen.
Iyadoo dowladda Soomaaliya ay shalay sheegtay in ay fashilisay weerarkii lagu soo qaaday Qaayib misana ay ku itaal roonaatay ayaa haddana waxaa sawirradan laga dheehanayaa in Al-Shabaab ay la wareegeen xeryihii ciidanka dowladda, meydadka askarta dowladda iyo iney soo kaxateen gaadiidkii kala duwanaa ee halkaasi yaallay qaarkood.
FG: SAWIRRADA MEYDADKA SOOMA BANDHIGI KARNO LAAKIN CIDDII DOONEYSA WAXAY KA HELI KARTAA TELEGRAAMYADA LINKIYADA HOOSE
iyo facebook https://www.facebook.com/faafreebpictures5